URURKII DHAQDHAQAAQA

31 MAY CAAWA OO KALE. 2 HABEENIMO 1988 OO IMIKA SACADO KOOBAN INAGA XIGAAN AYAY MAGAALADA HARGAYSA KA DUL HILAACEEN URURKII DHAQDHAQAAQA WADANIGA SOMALIYEED EE SNM WAA HABEENKII WAAGA CUSUBI U BARYAY DADKII HEERYO DIIDKA AHAA EE MUHANINIMO DARTEED INTAY CALANKOODII QAADAAN BIDHAAN KOONFUR KA XIGTAY AY MOODEEN WALAALKOOD KUNA MAAAMUUSEEN XORIYADOODII KUWAASINA AY UGU ABAAL GUDEEN DIL, DHAC, XADHIG, BOOB,HANTI LALA WAREEGO IYO INTII LAGU DALDALAY RAAD SNM AYAA KU DUL MARAY ,WAA HABEEN AY MAGAALADA HARGAYSA OO AY KU YAALEEN XERYAHII UGU HUBKA CULUSAA AY HAYN WAAYEEN GURXANKA INAMADII QORIGA AK GA IYO BKM IYO SABANKU U WAYNAAYEEN AY GACMAHA KU QABANAYEEN DHUUNTA KAARAHA MA HABEENKAAS AYAAD HURDO IDIIN DHADHAMAYSAA